Mareykanka oo aqoonsaday doorashada Madaxweyne Qoor-qoor (Akhriso)

Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa barteeda Twitterka ku soo qortay in Geedi socodka siyaasadeed ee Galmudug uu yahay bilowga dib u heshiisiinta Galmudug. ā€¯Danjire Yamamoto wuxuu ugu baaqayaa qof walba inuu ku biiro wada hadal nabadeed isla markaasna laga … Continue reading Mareykanka oo aqoonsaday doorashada Madaxweyne Qoor-qoor (Akhriso)